qodobka 32aad ee dastuurka qaranka | xorriyadda bannaanbaxa, ra'yi dhiibashada, saxaafadda iyo warbaahinta kale| icona afsoomaali (coming soon)
Search inside

Silsiladda Gobannimo
Somaliland Freedom Fund






Article 32 in Somali language
QODOBKA 32AAD

XORRIYADDA BANNAANBAXA, RA'YI-DHIIBASHADA, SAXAAFADDA IYO WARBAAHINTA KALE



  1. Muwaadin kasta waxa uu xor u yahay in uu ra'yigiisa ku bandhigo qoraal, hadal, muuqaal, suugaan ama qaab kale oo xeerka waafaqsan.
  2. Muwaadin kasta wuxuu xor u yahay inuu abaabulo kana qayb qaato, kulan ama bannaan-bax nabadeed oo xeerka waafaqsan.
  3. Saxaafadda iyo warbaahinta kale waxay ka mid yihiin xorriyaadka asaasiga ah ee ra'yi- dhiibashada, waxayna leeyihiin madax-bannaanidooda; way reebban tahay tallaabo kasta oo Iagu cabudhinayo; hawshoodana xeer baa nidaaminaya.
Home page

Constitution of the Republic of Somaliland: Article 32

Freedom of Public Demonstration, Expression of Opinion, Press and other Media





  1. Every citizen shall have the freedom, in accordance with the law, to express his opinions orally, visually, artistically or in writing or in any other way.



  2. Every citizen shall have the freedom, in accordance with the law, to organise or participate in any peaceful assembly or demonstration.



  3. The press and other media are part of the fundamental freedoms of expression and are independent. All acts to subjugate them are prohibited, and a law shall determine their regulation.



News: May 18th, 2007 - The new logo of the Article 32 fund is approved.